Kulan looga hadlaayay Xaalada Abaareed Ee Ka jirta Degmada Diinsoor oo lagu qabtay degmadaasi

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Ali Abdi Macalin Iyo Wafdi Uu Horkacaaya ayaa Gaarey Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay, Ujeedada Wafdiga ayaa ah u Kuur galida xaaladaha Abaarta Ka Jirta Degaanka Saameynta ay Bulshada Ku Yeelatey Abaarta Iyo Sidii Looga Gurman Lahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here