QM oo sheegtay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay musiibo aan la arag.

0
127

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay sababto dhimashada carruurta heerka dhimashadooda aan la arkin nus qarni, sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF Talaadadii shalay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here