Maamulka Hirshabeelle oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyay dugsiyo ku yaala degmada Bulo-burte.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdan Waxbarasho ayaa la gaarsiiyay Dugsiyada Sheikh Maxamed balcad iyo dugsiga oktoobar ee degmada bulo-burte ee gobolka Hiiraan.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Max’uud C/dulle,Masuuliyiinta
maamulka,gudoonka waxbarshada iyo xildhibaano deegaanka kasoo jeedo ayaa goobjoog ka haa deeqdan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here