Xavi Oo Kansalay Maalintuu Fasaxa Ciyaartoyda Barcelona & Xiddiga Halista Ugu Jira Inuu Dhaadhiciyo Kulanka Clasico

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa qaatay go’aamo cadho ka muuqato kaddib barbardhacii dareenka guuldarrada lahaa ee kooxdiisu habeen hore la gashay Inter Milan.

Xavi ayaa ka cadhaysnaa xiddigaha kooxdiisa balse aan doonayn inuu shaqsiyan midkoona u weeraro sida uu sheegayo wargeyska Diario AS.

Taas bedelkeeda Xavi ayaa gabi ahaanba kansalay fasaxii ay lahaayeen Jimcaha maanta ah isagoo u sheegay inay tababarka kasoo xaadiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here