Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada saxaafadda oo ah xirfad ay ku dhiiradaan dhalinyaro baddan ayaa ,u haboon marka hore in saxafiga bilowga ah uu helo tababaro kala duduwan sida uu sheegay Xasan Maxamed Kaahiye oo ah macalin saxaafadeed.
Warbixintan Waxaa Inoo soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.