Jowhar – ( Radio Isnaay ) – sanad walba Jaamacadaha dalka waxaa ka soo qalinjibiya dhalinyaro badan kuwaasi oo ay adag tahay in ay shaqo helaan waxa ayna badankooda galan tahriibka halka kuwa kalana guriga ay iska fadhiyan.
Isku duwaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Hirshabeelle Galad Maxamed Warsame ayaa sheegay ayaa sheegay inay wadan qorshe shaqo abuur loogu sameynayo in ka badan 600 oo dhalinyaro ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.