Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle oo in kabadan 30 Wariye Tababar ugu soo Xirtay Jowhar.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo sedex maalin ah ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Jowhar waxana tababarkan soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle iyado ay ka faa’ideysten in ka badan 30 weriye oo ka howlgalla Caasimadda Hirshabeelle, inta uu socday tababarkan waxaa lagu bartay habka loo tabiyo wararka iyo warbixinada goobaha ay ka jiraan colaadaha, sida loo xusho codadka muhiimka u ah warbixinada iyo barnaamijyada, bedqabka suxufiga, iyo casharo kale oo muhiim.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here