Maamulka Hirshabeelle oo ganacsatada ugu Baaqday in Hoos loo dhigo Qiimaha Maciishada.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ganacsiga Hirshabeelle Maxamed Yuusuf Colow ayaa sheegay in xiligan bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi ay wajahayan xiligan xaalad dhinaca nolosha ah islamarkana ganacsatada looga bahanyahay in hoos ay udhigan qiimaha maciishada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here