Booliiska Gambia oo baaraya dhimasho lala xiriirinayo sharoobada qufaca ee caruurta.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Booliska Gambia ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dhimashada 66 carruur ah, kuwaas oo lala xiriirinayo afar nooc oo sharoobada qufaca ah oo dibadda laga keeno.

Madax sare oo ka tirsan Hay’adda Xakamaynta Dawooyinka iyo Ganacsatada soo dejisa sharoobada ayaa loo yeedhay si su’aalo loo waydiiyo, sida uu sheegay Xafiiska Madaxweynaha.

Madaxweyne Adama Barrow ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay baaritaan buxa sameyn donaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here