Gabadhaha Jowhar oo loogu baaqay inaay bartaan Xirfadaha gacanta.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka xirfadaha gacanta ee dhanka farshaxanka ee dhaqan ahaan hidaha soomalida u lahayd oo sii dabajarmaya.

Sidoo kale gabadhaha ku jira waxbarshada ayaa laga codsay inaay bartaan kuliyadaha qaarkood oo aysan gabadhaha ku badneyn.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here