Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo ahaa mid socdey mudo Laba Todobaad ah ayaa Waxaa Lagu Barnaayey Joogteynta Iyo Hoos u dhigida Isticmaalka Dhuxusha, kaasi oo Lagu Soo Geba Gebaayey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.