Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Guul ka gaaray dib uheshiisiinta beelo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Gobolka.

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Hirshabelle Abaanduulaha guutada 4aad Qeybta 27aad ee ciidamada xooga Dalka Soomaaliyed Bashiir Mukhtaar Ahmed Bashiir Siteey iyo Imaam daahir Iamaam Mohamud ayaa Tuulada burka Dirin isugu keenay dhalinyarada labada dhinac ee ku dagaalamay degaano hoostaga Degmooyinka Cadalle iyo Ragacelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here