HORDHAC: Chelsea v Wolves – Potter Oo Guul Kale Ka Doonaya Koox Tababare La’aan Ah.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Chelsea oo rajaynaysa inay sii wadatao bandhigyadeeda guulaha leh ee kulamadii ugu dambeeyay ayaa qaabilaysa dhigeeda Wolves maanta xilli ay kooxda martida ahi tababare la’aan tahay wakhtigan.

Chelsea ayaa kulamadii ugu dambeeyay guulo kasoo gaadhay Crystal Palace iyo AC Milan halka Wolves toddobaadkii hore guuldarradii macalin Bruno Lage galaafatay kala soo kulmeen West Ham United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here