Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan ay yeesheen Agaasimaha Waaxda Dhulka Degmada Baydhabo, iyo Madaxda Nootaayooyinka Ka howlgala Magaalada Baydhabo ayaa loogu hadlayay ilaalinta Hantida Bulshada iyo Sharci ay soo saartay Waaxda Dhulka ee degmadaasi.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.