Sare u kac dhanka Maciishada ah oo laga dareemayo suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac dhanka Raashinka Qutul daruuriga ayaa laga dareemayaa Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose iyado ganacsatada degmadaasi ay ku sababeyen badeecadaha ay soo dhoofsadan oo qiimo sare ugu yimaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here