Guddiga Shaqaalaha Rayidka Hirshabeelle oo Muqdisho loogu soo Gaba-gabeeyay kulan Aqoon Isweydaarsi ah.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan oo ahaa Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Kobcinta iyo Awoodsiinta Haweenka ku jira shaqaalaha Dowladda, waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha JFS, Guddiyada Shaqaalaha heer Federaal, heer Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here