Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Furiinka wuxuu qeyb weyn ka qaataa burburka qoyska wuxuuna gaabisku yimaada daryeelka carruurta iyo waxbarshadooda ,sidoo kale aqlaaqda carruurta oo xumaata mararka qaar madaama isla jiritaanka labada waalid ay udub dhexaad u yihiin koriimada iyo ka warqabka carruurta.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.