Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Shaacisay in Ganacsatada Hab Online ah ay kaga qaadan karaan Shatiyada.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hirshabeelle Mowliid Mukhtaar Amiin oo wareysi siiyay Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay fududeyeen howlaha shatiga islamarkana qaab online ah ay ku qaadan karan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here