HORDHAC: Arsenal v Tottenham – North London Derby – Hoggaanka PL Oo Lagu Dagaalamayo.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Arsenal iyo Tottenham ayaa maanta gegida Emirates Stadium fooda isku dari doona kulann lagu sifayn karo midkii ugu muhiimsanaa ee North London Derby ah taariikhda dhaw.

Arsenal ayaa ah haatan hoggaamiyayaasha Premier League iyagoo hal dhibic ka sarreeya Tottenham iyo Man City taas oo ciyaartan ka dhigaysa mid hoggaanka lagu dagaalamayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here