Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheikh C/qaadir ayaa ku dhawaaqay wixii maanta ka dambeeya aanay Wasaaraddu wax lacag ah ka qaadi doonin Shahaadada Ardayda Dugsiga sare.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.