Jowhar – ( Radio Isnaay) – Deeqdani ayaa Waxa ay ka timid hey’dda gar-gaarka musibooyinka federaalka Soomaaliya waxana si toos ah loo garsiiyay qoysas ku nool deegaano hoostaga degmada Raage Ceelle ee Gobolkani Shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.