Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Magaalada Jowhar ka daah furtay ololaha Tallaalka Covid-19.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ee caasimada hirshabeelle laga  daah-furay ololaha xoojinta talaalka COVID-19, Ololahaan oo socon doono mudo 10 maalmood ah ayaa waxaa loogu talagalay in lagu gaarsiiyo 600,000 oo qof.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here