Taliska Taraafikada Kismaayo oo Hareeraha Wadooyinka ka Mamnuucay in la dhigto Gaadiidka.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyinkan dambe waxaa ku soo badanayay jaamka la xirira wadooyinka oo ay sababaan gadiidyada lagu baakimo Hareeraha wadooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here