Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo degmada Cadalle ka Wadda dadaallo lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odoyaasha dhaqanka labada beelood ,culumaa,udiinka, xildhibaano katirsan hirshabeelle iyo maamulka gobolka shabeellaha dhexe ayaa ku guuleeystay inaay isasoo hor fariisiyaan  odoyaasha labada beelood oo dhawaan ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka shabellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here