Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaarahan ayaa yimd kadib roobabakii gugii oo aan si fiican uga di’in iyo dhulkaas oo uusan wabiga marin ayey abaartu saameeysay xoolaha iyo dadka ee ku nool Tuulada Jameeco ee bariga Magaalada jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.