Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qorshahan oo ah mid ay wadaan wasaaraddaha beeraha iyo waraabka ee hisrshabeelle iyo kan dowlada dhexe si loo helo suuqgeyn ku ,aadan dalagyada kabaxa dalka ee ay soo saaraan beeraleeyda kala duwan.
Beeraleey baddan ayaa sheegay inaay iska dhaafeen beerashada dalagyada kala duwan iyago sheegay inaay ku qasaareen madaama aysan heysan suuqgeyn dhanka wax-soo-saarka ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Heysa : – Maryama Shiikh Cabdi.