Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Sheegtay in Gurmad deg deg ah ay garsiin doonto dadka ay abaaruhu saameyeen.

0
134

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay diyaariyeen agab caafimaad oo loogu gurmanayo dadka ay saameeysay abaaraha ka jira deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Diyaarisay: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here