Waaladiinta Jowhar oo loogu Baaqay in Carruurtooda ay ka ilaaliyan Isticmaalka Maandooriyaha.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan ayuu saameeyn ku  yeeshay isticmaalka maandooriyaha kala duwan iyagoo waalidiintoodana ay ugu maqan yihiin waxbarasho iney jiraan.

Nabadoon Xasan Qaasin oo kamid ah nabadoonada Jowhar ayaa dhalinyarada uga digay isticmaalka maandooriyaha isagoo waalidiinta ku adkeeyay inaay ka warqabaan Carruurtooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here