Mashruuc Indho Fiiqis lacag la’aan ah oo laga daahfuray Magaalada Beydhabo.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucan oo Indhaha Looga fiiqi Doona, in Ka badan Shan boqol oo qof Si bilaash ah ee Laga dah furey Magalada Baydhabo, ayaa Waxaa Iska Kaashadey Wasaaradaha Caafimaadka Dawlada Soomaaliya iyo mida koofur galbeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineyso : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here