Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday go’aamo ku saabsan cudurka Ebola.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii ay taariikhdu ahayd 20-ka Bishan September 2022, kaas oo ku saabsanaa in dalkaas laga helay kiisas la xiriira Cudurka EBOLA.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here