Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socon doona muddo laba maalmood ayaa lagu baran doona doorka odoyaasha dhaqanka iyo haweenka ay ku leeyihiin nabadeynta iyo ka qeyb galka siyaasada iyadoo ay ka soo qeybgaleen ku dhawaad 70 ruux oo isgu jiro odoyaasha dhaqanka,Culumaa’udiinka iyo haweenka Magaalada Beledweyne.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.