Biyo dhaamin Magaalada Beydhabo loogu sameeyay Qoysas Xoola dhaqato ah oo ay abaartu saameeysay.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Cunada Adduunka ee FOA ayaa biyo dhaamin u sameysey qoysas ku nool tuulooyin ka tirsan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay kuwaasi oo sameysey abaarta ka jirta guud ahaan dalka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here