Beeraleyda Jowhar oo Ka Walaacsan Cayayaano Saameeyay Dalagyadooda.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Beeraleydan isticmaala waraabka kanaalka Cali Shoobare ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in dalagyada qudaarta ee lagu beeray xilligii biyo yaraanta oo matoor lagu soo saaray gaar ahaan  dalagyaya qudaarta cagaaran iyo tamaandhada lagu arkay cayayaano kala duwan oo baab’iyay qudaarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here