Tababar Ku Saabsan Maareeynta Biyaha oo Laga Daah-furay Kismaayo.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Hussein Baraki, ayaa si rasmi ah u furay Tababar ku saabsan isku dhafka Maareeynta Kheyraadka Biyaha oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo kaa soo socon doono muddo 5 maalin ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here