Wasaaradda Caafmaadka Hirshabeelle oo daawooyin kala Wareegtay hay’adda WHO.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed ayaa hey’adda Caafimaadka Adduunka kala wareegay dawooyin iyo agab kale oo loogu talagalay in la garsiiyo Cisbitaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here