Xaalad daawo yari ah oo soo Wajahday Cisbitaal Goboleedka Magaalada Jowhar.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guuud ee cusbitaal goboleedka Magaalada Jowhar Dr. Cabdiraxman Dufle ayaa sheegay in xaalad daawo yari ah soo wajahday cisbitaalka loona bahanyahay in dib u eegis loo sameeyo Waxa uu sidoo kale sheegay in shaqaala yari ay ka jirto cusbitaalka lona bahanyahay in la kordhiyo shaqalaha ka Howlgala cisbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here