Ururka dhalinyarada Cadalle oo Baaq nabadeed udiray beelaha ku dagaalamay deegaano hoostaga Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururkan oo lamagacbaxay ururka Nabadda ee degmada cadalle ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada cadalle iyo raage ceele ee g/sh/dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here