Lionel Messi Oo Durba Cadeeyay Sababtii Uu Cristiano Ronaldo Doonayay In Uu Uga Tago Man United Suuqii Xagaaga.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa jabiyay rikoodh uu haystay xiddiga Man United ee Cristiano Ronaldo kana dhigay tartanka champions League.

Cristiano Ronaldo ayaan haatan ka ciyaarayn tartanka champions League maadama ay kooxdiisa Man United ka ciyaarayso tartanka Europa League.

Ronaldo ayaa xgaaagii oo dhan doonayay in uu isaga tago kooxda Man United si uu ugu biiro koox ka ciyaarta tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Sababta ugu weyn ee uu doonayay in uu uga ciyaara champions league ayaa ah in uu dhinaca rikoodhada tartanka kula tartamo xiddiga ay xafiiltamaan ee Lionel Messi.

Lionel Messi ayaa gool ka dhaliyay kooxda Maccabi Haifa Kulan uu guul ku hogaamiyay kooxdiisa tartanka champions Leageu.

Goolkii uu dhaliyay Lionel Messi ayaa la macno ahaa in uu gool ka dhaliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here