Degmada Carmo oo laga dhagax dhigay Suuq Ganacsi.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Carmo ee Gobolka Bari ee Puntland laga dhagax dhigay suuq ganacsi oo casri ah waxana suuqan uu noqon doona mid guud ahaan dadka jaceyl ganacsiga ay qeyb ka noqon donaan suqaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here