Beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe oo Bilaabay Diyaargarowga Tacabka ee Xilliga Deyrta.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskaashatooyinka beeraleyda degmada jowhar ayaa wada kulamo ay kaga hadlayaan sidii loo kordhinlahaa wax-soo-saarka beeraha, sidoo kale waxeey sheegay inaay wadaan diyaargaroow ku aaddan xillga deyrta sida uu sheegay Axmed Collow oo kamid ah iskaashatooyinka beeraha ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here