HORDHAC: Real Madrid v RB Leipzig –

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaa sii wadan doonta ujeedada ah inay xidhiidh ka dhigto guulaha 100% ka ah ee ay ilaa haatan xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan kusoo waday.

Dhinaceeda Leipzig oo dhawaan loo magacaabay tababare Marco Rose ayaa xaalad dardar ah ku jirta iyagoo Sabtidii kulankiisii koowaad 3-0 kusoo xasuuqay kooxdii hore ee macalinkaas ee Borussia Dortmund.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here