HORDHAC: Man City v Dortmund – Haaland Oo Kooxdiisii Hore Diyaar U Ah, Shaxaha Macquulka Ah & Xogaha Kulankan Adag

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Manchester City ayaa kulankeeda labaad ee Champions League xilli ciyaareedkan caawa soo dhawaynaysa dhigeeda ree Germany ee Borussia Dortmund.

Erling Haaland ayuu caawa Pep Guardiola u adeegsanayaa inuu kahor tago kooxdiisii hore ee uu xagaagii kala soo wareegay. Dortmund ayaa xilli ciyaareedkan difaac ahaan aad u fiicnayd marka laga reebo kulankii ay RB Leipzig 3-0 ku xasuuqday Sabtidii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here