Hirshabeelle oo Sheegtay in ay Waddo qorshe lagu hubinayo Nidaamka Caafimaad ee deegaanada Maamulkaasi.

0
142
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa waxay waayadan wadeen dadaalo lagu samaynayo istaraatiijiyada xogta caafimaadka ee dalka.
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo kaashanaysa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), ayaa waxay isbuucan ka bilaaben indha-indhayn ku saabsan heerka uu gaarsiisanyahay dhismaha nidaamka xogta caafimaadka ee deegaanada Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here