Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Kenya.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto, iyaga oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

X

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here