Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib U Heshisiinta XFS ayaa Baaq Nabadeed u dirtay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay qaybo ka mid ah deegaannada hoos yimaada Raagaceele iyo degmada Cadale.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.