Thomas Muller Oo Magacaabay Xiddiga Barcelona Ee Ay Awooddooda Iskugu Geynayaan.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Weeraryahanka Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa sheegay, in ay qasab ku tahay kooxdiisa, in ay awooddeeda oo dhan iskugu geyso sidii ay u xakamayn lahaayeen gool-dhaliyaha Barcelona ee Robert Lewandowski, marka ay Salaasada habeen dambe labada kooxood ku kulmaan Allianz Arena.

Bayern Munich ayaa qaabbilaysa Barcelona oo xilli icyaareedkii hore ay isku group ahaayeen, isla markaana min 3-0 ku garaacday labadii jeer  ee ay is-arkeen, taas oo keentay in Europa League ay u dhaadhacdo Barca oo ay ku hadho wareegga koowaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here