HORDHAC: Bayern v Barcelona.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bayern Munich ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Barcelona kulan lagu sifayn karo midka ugu weyn ee dhammaan heerkan Group-yada ee Champions League oo dhan.

Barcelona ayaa u socota inay iska soo maydho ceebihii waaweynaa ee ay kooxda ree Germany kala soo kulmaysay sanadihii ugu dambeeyay.

Bayern ayaa laba guuldarro oo min 3-0 ah u xambaarisay Barcelona xilli ciyaareedkii hore oo ay sidan oo kale isku Group u ahaayeen halka ay hal lug 8-2 uga adkaadeen Champions League 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here