Tababar ku saabsan Xuquuqda Carruurta oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa ka dhacay Magalaada Kismaayo ee Maamulka Jubaland waxaana loo qabtay Macalimiinta iyo shaqaalaha wasaaradda arriimaha gudaha ee maamulkaasi waxana lagu gorofeynayay baahinta adeegga bixinta xuquuqda carruuta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here