Wasaaradda Gar-gaarka K/Galbeed oo Kun iyo shan boqol oo qoys ah u qeybisay deeq raashiin ah.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan kun iyo shan boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeysay abaaraha ka jira deegaanada koofur galbeed ayaa ka faa’idestay deeqdan rashiinka ah oo ay dowladda sacuudiga gaarsiisay Magaalada Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here