Ganacsade ku iibin jiray Magaalada Jowhar Rashiinka bagaashka oo la yimid Xirfad ka duwan midii hore.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saalim saalax waa muwaadin soomaliyeed oo ku dhashay magaalada jowhar ilaa iyo yaraantiisii wuxuu ka shaqeysan jiray suuqa Horseed ee magaalada Jowhar balse mar, uu aadday dalka Yaman ayuu la yimid xirfad ka duwan tii uu kaga shaqeysan jiray dukaanlaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here